nohnohid
(m.f.dh)

eeg nohnoh².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nohnohid

nohnoh [m.l]
1. Socod deg-deg ku jiro oo nafley gaajaysan ama harraadani ay samayso marka ay u jeedaan meel biyo ama cunto leh. 2. N. ah: wax mataatax noqday.

nohnoh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -htay)
Wax mataatax noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg