noogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax noogay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noogan

noognaan [m.f.dh]
eeg noogan. ld noognaansho.

noog [m.l]
Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood.

noog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Hawl darteed tamar yarayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg