noogid
(m.f.dh)

eeg noog².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noogid

noog [m.l]
Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood.

noog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Hawl darteed tamar yarayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg