nujub
(m.l) (-biin, m.l)

1. N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow. 2. Duufaan badeed.

nujub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Ku n.: wax aragtidooda nasiibdarro kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nujub

nujubid [m.f.dh]
eeg nujub².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg