nuqsaan
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

N. ah: wax aan dhammayn. ld nusqaan¹.

nuqsaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax aan dhammayn noqosho. ld nusqaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuqsaan

nuqsaamid [m.f.dh]
eeg nuqsaan². ld nusqaamid.

nusqaan [m.dh]
ld nuqsaan¹.

nusqaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld nuqsaan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg