nuuggan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Neef caano laga nuugay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuggan

nuugganaan [m.f.dh]
eeg nuuggan. ld nuugganaansho.

nuugganaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nuugganaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg