ogow
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-gaaday, -gaatay)Cid, wax ka warhaysa noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ogow ↴
ogaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg ogow. ld ogaan. ogow, ogaan
ogoobey [Erey Dareen | Exclamation]
Runtii; ogow!
banjoogow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Banjoog noqosho (xayawaan).
boogow [m.l]
ld boogoobid.
boogow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Boog yeelasho.
doogow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday;-oobi)
Wax doog ka soo baxay noqosho (meel).
fogow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaaday, -gaatay)
Meel durugsan tegid.
moogow [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gaaday, -gaatay)
Arrin wax aan war ka hayn noqosho.
soddogow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Soddog noqosho.
og [m.l]
1. ld ogaan (1). Garasho wax loo
leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay. 2. Xog
wax laga hayo. Tus. “Ogaalkay nabadgelyo
ayaa halkaa ka jirtay”. 3. Xog'ogaal: oogaanta
wax guntooda la ogyahay.