oktet
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective) (-tyo, m.dh)

(kiim.) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oktet

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg