oodkacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)Wax oodkac laga dhigay ahaansho (hilib).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodkacan ↴
oodkacnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodkacan. ld oodkacnaansho.
oodkac [m.l]
Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.
oodkac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -kici)
Hilib muqmad ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg