oodnaan
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg oodan4. ld oodnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodnaan

oodnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld oodnaan.

gacan xoodnaan [m.dh] (-cmo ..., m.l)
Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.

xoodnaan [m.f.dh]
eeg xoodan². ld xoodnaan-sho, xoodsanaan, xoodsanaansho.

xoodnaan [m.dh]
1. Dhakhsaha isbeddelka ee jihada xood halka bar gaar ahaneed ee xoodkaasi. 2. Rogaalka gacanka goobada, taas oo, si aad ah ugu ekaaneyso xood halka bar la isa siiyey.

xoodnaan [m.dh]
(xis.) Summad k. Dhaqsaha isbeddelka ee tiirada taabtaha ee xood, marka loo eego fogaanta ku dhereran xoodka.

xoodnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xoodnaan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg