oodrogo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-gtay, -gatay)

Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oodrogo

oodgeddiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-istay, -isatay)
ld oodrogo.

oodrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodrogo. ld oodgeddisasho.

dhacan [m.dh] (-cmo, m.l)
Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg