oofaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Qof oofi hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofaysan

oofaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofaysan. ld

soofaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la soofeeyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg