oofee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

Cid oof ku ridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofee

oofayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofee.

kasoofeen [m.l]
Caano dhay ah oo aan weli isbeddelin. kasta s. Mid walba oo ka mid ah wax wada jira oo aan la kala reebeyn; mid k.: mid walba.

moofee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
ld muufee.

qardoofee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
1. Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin. 2. Cid hadal qadaf ah ku dhigid.

soofee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
Mindi iwm soofe ku afayn.

oof [m.dh]
1. Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood. 2. Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg