oofo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ftay, -fatay)

Wax rimid u baahan noqosho (sac).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oofo

oofasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofo.

galoofoobid [m.dh]
ld galoofid.

galoofow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday: -oobi)
ld galoof².

goofood [m.l]
Nooc libaax badeedka ka mid ah.

moofo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muufo.

qardoofo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhaawac aan weyneyn. 2. Hadal qadaf ah.

oo [Xiriiriye | Conjunction]
1. (nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon. Tus. “Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah”, “Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?” 2. (nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg