ookiyaale
(m.l) (-llo, m.dh)

Muraayad indhaha la gashado oo araggu ku saacido ama qorraxda laga gashado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ookiyaale

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg