oomaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg oomaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oomaarid

oomaar [m.l]
1. Kul badan. 2. Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awgeed.

oomaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Kul badan ku gubasho. 2. Cunto dab saaran biya la'aan awgeed gubasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg