oomi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oomi

ebyoomid [m.dh]
ld ebyamid. ebyamid

kaadi-ku-ceshoomid [m.dh]
(daaw.) Kaadida oo soo bixi weyda oo ku ceshoonta kaadi haysta.

kaaftoomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaaftoon².

laalacshoomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalacshoon². ld laalacshoon¹.

ohoomi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax wadid ama hoggaamin.

ohoomin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ohoomi.

oomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oon³.

oomin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oomi.

oomiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(daaw.) Kaadisokorow.

oo [Xiriiriye | Conjunction]
1. (nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon. Tus. “Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah”, “Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?” 2. (nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg