oomin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg oomi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oomin

ohoomin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ohoomi.

dhacar [m.dh]
1. Cagaar soo baxa waqtiga jiilaalka ah. 2. Dhirta dhulka oomanaha ah ka baxda oo biyaha badan, oo xoolaha daaqayaan oomin. 3. Xoolaha, oo dhirta jaadkaas ah, la daajiyo.

go'doomin [m.f.dh]
eeg go'doomi. ld go'doomayn.

guddoomin [m.f.dh]
eeg guddoomi. ld guddoomis.

soomin [m.f.dh]
eeg soomi.

tiratoomin [m.f.dh]
eeg tiratoomi. ld tira-toomis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg