oomiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(daaw.) Kaadisokorow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oomiye

guddoomiye [m.l] (-yayaal, m.l)
Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.

oomi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg