oommanow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Nalfey wax oon haayo noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oommanow

oommanoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oommanow.

oomman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Cid wax oon hayo ahaansho. 2. Cid wax si aad ah wax ugu baahan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg