oontir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Nafley biyo ay oonka uga baxdo siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oontir ↴
oontirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oontir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg