ooriyo
(m.dh)

Hanti ganaax ahaan looga qaado nin mehersaday gabadh nin kale u dooneyd.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ooriyo

oori [m.dh] (-iyo, m.l)
Haweeney la qabo; afo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg