qaa'id
(m.l) (-dyo/qaaddo, m.dh)

Qof ciidan hoggaamiya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaa'id

qaaddo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Fandhaal macdan ka samaysan; malgacad. 2. Bir yar oo wareegsan ama afar gees ah oo badanaa dhexda carrab yar oo af dhuuban ku leh oo suumanka iwm inta madaxa lagaga xiro, dacalka kale daldaloolladiisa la suro oo lagu qabto. 3. eeg qaa'id.

qaa'id [m.l] (-dyo/qaaddo, m.dh)
Qof ciidan hoggaamiya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg