qaaf
(m.l)Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaf ↴
maahmaah [m.dh] (-ho, m.l)
Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.
qaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
ld qaafi.
qaafeyn [m.dh]
ld qaafin.
qaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Is macnayn. 2. Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.
qaafil [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-llo/-liin, m.dh)
1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
qaafilo [m.dh]
Awr badan oo safar ah.
qaafiri [m.l] (qaafiri/-iyo, m.dh)
Baaquli.
qaafiyad [m.dh]
ld qaafiyo.
qaafiyo [m.dh]
Xarafka ay ku socoto maansada. ld qaafiyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg