qaafil
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-llo/-liin, m.dh)1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaafil ↴
qaafilo [m.dh]
Awr badan oo safar ah.
qaaf [m.l]
Xarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg