qaali
(m.l)1. Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay. 2. ld qaal (3). ld qaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaali ↴
xaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho. 3. Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
yaaquud [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaliga ah oo dhawr midab oo kala duwan u sii kala baxa.
qaal [m.dh]
1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2. Dhegaha ariga. 3. ld qaali.
qaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld qaaliyee.
qaaleyn [m.dh]
ld qaaliyeyn.
qaalib [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Sida qaalibka ah: sida loo badan yahay.
qaaligarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaligaree.
qaaligaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax qaali ka dhigid.
qaaligaroobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaligarow.