qaansaley
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Colka intiisa qaansada ku dagaalanta. ld qaansoley.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaansaley

qaansoley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld qaansaley.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg