qaarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax qaaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaarsan

qaarsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaarsan. ld qaarsanaansho.

qaarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaarsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg