qaatime
(m.l)Orod gaar ah oo ay farduhu sameeyaan marka ay durdurinayaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaatime ↴
qaatimee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Faras si qaatimo ah u ordid.
qaatimeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaatimee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg