qaatimee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -meysay)Faras si qaatimo ah u ordid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaatimee ↴
qaatimeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaatimee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg