qaawi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Qof dhar ka furid. 2. Dhismo, dedka kore ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaawi

qaawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaawi.

qaawisasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaawiso.

qaawiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qof qaawan ka dhigasho.

bowdaqaawi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U b.: qof cid uusan doonayn in uu la dagaallamo ereyo iyo falal cabsi geliya u jeedin.

bowdaqaawin [m.f.dh]
eeg bowdaqaawi. ld bowdaqaawis.

bowdaqaawis [m.l]
ld bowdaqaawin.

diir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Geed diir ka qaadid. 2. Wax qaawin.

maqaawiir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad xigmad, awood iyo sharaf ku dhantahay oo wax hoggaamin kara.

murxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg