qaawin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg qaawi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaawin ↴
bowdaqaawin [m.f.dh]
eeg bowdaqaawi. ld bowdaqaawis.
diir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Geed diir ka qaadid. 2. Wax qaawin.
murxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg