qaayib
(m.l)ld qaayibid.
qaayib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)1. Wax la bartay ka caado yeelasho. 2. Wax si aad ah ugu bogid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaayib ↴
qaayibid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaayib. ld qaayib¹.
budow [m.l]
Ka hariwaayidda laga hariwaayo xaajo la bartay oo la qaayibay. ld budoobid.
budow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ka hariwaayid wax la bartay oo la qaayibay.
qabatin [m.dh]
1. Xanuun mar mar dadka qabta; eyddin; nabar. 2. Tabta awrku wax u qabto. 3. ld qabatimid. Wax loo barto, la qaayibo. 4. Wax sameyntooda loo bartay. 5. ld qabasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg