qabaanqabid
(m.f.dh)

eeg qabaanqab³. ld qawqabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabaanqabid

qawqabid [m.dh]
ld qabaanqabid.

qabaanqab [m.l]
Ci'iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab¹.

qabaanqab [m.dh]
Jaadadka carsaanyada nooc ka mid ah.

qabaanqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Ri'arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci'badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg