qabadsiin
(m.f.dh)

eeg qabadsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabadsiin

ololi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab olol u yeelid. 2. Wax dab qabadsiin.

gub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Dab ku dhejin, qabadsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg