qabalax
(m.l)

Qof laf weyn leh godan oo aan hilib badan lahayn. ld qablax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabalax

qabalaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax qablax ah ahaansho (qof). ld qablaxsan.

qabalaxsanaan [m.f.dh]
eeg qabalaxsan. ld qabalaxsanaansho, qablaxsanaan, qablaxsanaansho.

qabalaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qabalaxsanaan.

qablax [m.l]
ld qabalax.

qablaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld qabalaxsan.

qablaxsanaan [m.dh]
ld qabalaxsanaan.

qablaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qabalaxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg