qaballuus
(m.l) (-syo, m.dh)

Qof qaangaar ah oo garmaqaatenimo iyo nacasnimo isku darsaday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaballuus

qaballuusnimo [m.dh]
Qaballuus ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg