qabandhaco
(m.dh)

Jariirico oogada ku fidda oo ay dhaliso naxdin, dhaxan ama jirro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabandhaco

qabandhacoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qabandhaco dareemid.

qabandhacood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qabandhacoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg