qabanqaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax la fulin lahaa isku dubbaridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabanqaabi

tabaabulyo tabaabulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.

abaabul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.

abaabule [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof hawl qabanqaabiya; qabanqaabiye.

qabanqaabin [m.f.dh]
eeg qabanqaabi.

qalqaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg