qabanqaabin
(m.f.dh)

eeg qabanqaabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabanqaabin

tabaabulyo tabaabulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.

abaabul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.

qalqaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg