qabatimid
(m.f.dh)

eeg qabatin³. ld qabatin² (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabatimid

qabatin [m.dh]
1. Xanuun mar mar dadka qabta; eyddin; nabar. 2. Tabta awrku wax u qabto. 3. ld qabatimid. Wax loo barto, la qaayibo. 4. Wax sameyntooda loo bartay. 5. ld qabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg