qabatoon
(m.l)

1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda. 2. Muddo dheer oo la qado dhibaatada ka timaadda.

qabatoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay)

1. Cudur qabatiin leh oo soo noqnoqda dareemid. 2. Cunto iyo cabbid muddo dheer laga raagay darteed dhibaato badan dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabatoon

qabatoomid [m.f.dh]
eeg qabatoon².

qabato [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Qalab sida manqaska laba birood oo isweydaar ah ama hal bir oo la isku soo laabay ka samaysan oo waxyaalaha aadka u kulul lagu qabto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg