qabbaan
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.

qabbaan
(m.dh) (-nno, m.l)

Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).

qabbaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

U q.: cid u adeegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabbaan

nashlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Daba n.: cid u qabbaanid.

qabbaanid [m.f.dh]
eeg qabbaan³.

qabbaansad [m.l]
ld qabaansasho.

qabbaansasho [m.f.dh]
eeg qabbaanso. ld qabbaansad, qabbaansi.

qabbaansi [m.l]
ld qabbaansasho.

qabbaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid qabbaan ka dhigasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg