qabbaanid
(m.f.dh)

eeg qabbaan³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabbaanid

nashlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Daba n.: cid u qabbaanid.

qabbaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.

qabbaan [m.dh] (-nno, m.l)
Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).

qabbaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
U q.: cid u adeegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg