qabbaansi
(m.l)

ld qabbaansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabbaansi

qabbaansasho [m.f.dh]
eeg qabbaanso. ld qabbaansad, qabbaansi.

qabbaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.

qabbaan [m.dh] (-nno, m.l)
Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).

qabbaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
U q.: cid u adeegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg