qabbil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Yeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabbil

qabbilid [m.f.dh]
eeg qabbil.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg