qabeys
(m.l)

ld qubeys.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabeys

qabeysasho [m.dh]
ld qubeysasho.

qabeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld qubeyso.

qasil [m.l]
1. Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan. 2. ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.

qubeyn [m.f.dh]
eeg qubee. ld qabeyn, qabeys, qubeys.

qubeysasho [m.f.dh]
eeg qubeyso. ld qabeysasho.

qubeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Biyo ku mayrasho. ld qabeyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg