qabiili
(m.l) (-iyo/-iyiin, m.dh)

1. Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma. 2. Qof qabiil tiro badan ka dhashay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabiili

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg