qablan
(m.l)

1. Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun. 2. ld qablamid.

qablan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Hadal ama shanqar weyn sameyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qablan

yoon [m.l]
Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.

qablamid [m.f.dh]
eeg qablan². ld qablan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg