qaboobaan
(m.f.dh)

eeg qabow³. ld qaboobaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaboobaan

qaboobaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg qaboobow. ld qaboobaan.

xarafso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax kulul ama diirran si ay u qaboobaan dabayl u dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg